Muslim Library

Surah Al-Fil ( The Elephant )

soomaali

Surah Al-Fil ( The Elephant ) - Aya count 5
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email
أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصْحَابِ الْفِيلِ ( 1 ) Al-Fil ( The Elephant ) - Aya 1
Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».
أَلَمْ يَجْعَلْ كَيْدَهُمْ فِي تَضْلِيلٍ ( 2 ) Al-Fil ( The Elephant ) - Aya 2
Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.
وَأَرْسَلَ عَلَيْهِمْ طَيْرًا أَبَابِيلَ ( 3 ) Al-Fil ( The Elephant ) - Aya 3
Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.
تَرْمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ ( 4 ) Al-Fil ( The Elephant ) - Aya 4
Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.
فَجَعَلَهُمْ كَعَصْفٍ مَّأْكُولٍ ( 5 ) Al-Fil ( The Elephant ) - Aya 5
Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email

Select language

Select surah