soomaali
Surah Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya count 40
لَا أُقْسِمُ بِيَوْمِ الْقِيَامَةِ
( 1 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 1 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 1](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaan ku dharaan maalinta qiyaame.
وَلَا أُقْسِمُ بِالنَّفْسِ اللَّوَّامَةِ
( 2 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 2 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 2](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin).
أَيَحْسَبُ الْإِنسَانُ أَلَّن نَّجْمَعَ عِظَامَهُ
( 3 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 3 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 3](style/islamic/icons/mp3.png)
Ma wuxuu u maleeyay Dadku inaanaan kulminhaynin lafihiisa.
بَلَىٰ قَادِرِينَ عَلَىٰ أَن نُّسَوِّيَ بَنَانَهُ
( 4 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 4 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 4](style/islamic/icons/mp3.png)
Saas ma aha ee waan karraa inaan sinno (soona Celinno) Farihiisa.
بَلْ يُرِيدُ الْإِنسَانُ لِيَفْجُرَ أَمَامَهُ
( 5 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 5 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 5](style/islamic/icons/mp3.png)
Wuxuuse Dooni Dadku inay ka Gaaloobaan waxa ka horreeya.
يَسْأَلُ أَيَّانَ يَوْمُ الْقِيَامَةِ
( 6 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 6 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 6](style/islamic/icons/mp3.png)
Wuxuu waydiin waa Goorma Maalinta Qiyaame.
فَإِذَا بَرِقَ الْبَصَرُ
( 7 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 7 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 7](style/islamic/icons/mp3.png)
Markase Araggu Wareero (Taagmo).
وَخَسَفَ الْقَمَرُ
( 8 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 8 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 8](style/islamic/icons/mp3.png)
Dayuxuna Madoobaado.
وَجُمِعَ الشَّمْسُ وَالْقَمَرُ
( 9 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 9 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 9](style/islamic/icons/mp3.png)
Lana Kulmiyo Qorraxd iyo Dayaxa.
يَقُولُ الْإِنسَانُ يَوْمَئِذٍ أَيْنَ الْمَفَرُّ
( 10 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 10 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 10](style/islamic/icons/mp3.png)
Wuxuu Dhihi Dadku Maalintaas xagee loo cararaa.
كَلَّا لَا وَزَرَ
( 11 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 11 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 11](style/islamic/icons/mp3.png)
Saas ma aha ee ma jiro wax la magan Galo (Eebe Mooyee).
إِلَىٰ رَبِّكَ يَوْمَئِذٍ الْمُسْتَقَرُّ
( 12 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 12 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 12](style/islamic/icons/mp3.png)
Xagga Eebahaa yaana Maalintaas loo ahaan.
يُنَبَّأُ الْإِنسَانُ يَوْمَئِذٍ بِمَا قَدَّمَ وَأَخَّرَ
( 13 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 13 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 13](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaa looga warrami dadka Maalintaas wuxuu hormarsaday iyo wuxuu Dibmarsaday.
بَلِ الْإِنسَانُ عَلَىٰ نَفْسِهِ بَصِيرَةٌ
( 14 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 14 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 14](style/islamic/icons/mp3.png)
Ruux walbana Naftiisa isagaa ku maragfuri.
وَلَوْ أَلْقَىٰ مَعَاذِيرَهُ
( 15 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 15 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 15](style/islamic/icons/mp3.png)
Si kasta Hadduu u cudurdaartana (wax uma tarto).
لَا تُحَرِّكْ بِهِ لِسَانَكَ لِتَعْجَلَ بِهِ
( 16 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 16 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 16](style/islamic/icons/mp3.png)
Ha Dhaqaajinin Nabiyow Carrabka inaad Quraanka ku Dagdagto (Akhriskiisa).
إِنَّ عَلَيْنَا جَمْعَهُ وَقُرْآنَهُ
( 17 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 17 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 17](style/islamic/icons/mp3.png)
Annagaa Laabtaada ku kulmin kuuna Akhriyi.
فَإِذَا قَرَأْنَاهُ فَاتَّبِعْ قُرْآنَهُ
( 18 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 18 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 18](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee Markaan akhrino Raac Akhriskiisa.
ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا بَيَانَهُ
( 19 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 19 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 19](style/islamic/icons/mp3.png)
Annagaana isasaarray Cadaayntiisa.
كَلَّا بَلْ تُحِبُّونَ الْعَاجِلَةَ
( 20 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 20 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 20](style/islamic/icons/mp3.png)
saas ma aha Ee waxaad Jeceshihiin Dadow tan soo Dagdagaysa (Adduunyada).
وَتَذَرُونَ الْآخِرَةَ
( 21 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 21 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 21](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaadna ka tagaysaan aakhiro.
وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ نَّاضِرَةٌ
( 22 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 22 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 22](style/islamic/icons/mp3.png)
Wajiyaal Maalintaas way ifi.
إِلَىٰ رَبِّهَا نَاظِرَةٌ
( 23 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 23 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 23](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebeheedna way Eegi.
وَوُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ بَاسِرَةٌ
( 24 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 24 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 24](style/islamic/icons/mp3.png)
Wajiyaalna Maalintaas way kaduudsami.
تَظُنُّ أَن يُفْعَلَ بِهَا فَاقِرَةٌ
( 25 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 25 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 25](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna hubtaa in lugu fali Balaayo.
كَلَّا إِذَا بَلَغَتِ التَّرَاقِيَ
( 26 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 26 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 26](style/islamic/icons/mp3.png)
Saas ma aha ee markay naftu gaadho Duunta (Waqtiga Geerida).
وَقِيلَ مَنْ ۜ رَاقٍ
( 27 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 27 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 27](style/islamic/icons/mp3.png)
Oo la Dhoho uaa ku tufi.
وَظَنَّ أَنَّهُ الْفِرَاقُ
( 28 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 28 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 28](style/islamic/icons/mp3.png)
Oo uu Yaqiinsado inuu Dhiman.
وَالْتَفَّتِ السَّاقُ بِالسَّاقِ
( 29 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 29 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 29](style/islamic/icons/mp3.png)
Oo labada Dhudhun isku marmaan (sakaraad Dartiis).
إِلَىٰ رَبِّكَ يَوْمَئِذٍ الْمَسَاقُ
( 30 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 30 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 30](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebahaa Xaggiisaa la aadi.
فَلَا صَدَّقَ وَلَا صَلَّىٰ
( 31 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 31 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 31](style/islamic/icons/mp3.png)
Mase Rumaynin Gaalku Xaqa mana tukannin.
وَلَٰكِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ
( 32 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 32 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 32](style/islamic/icons/mp3.png)
Laakiin wuu Beeniyay wuuna Jeedsaday.
ثُمَّ ذَهَبَ إِلَىٰ أَهْلِهِ يَتَمَطَّىٰ
( 33 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 33 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 33](style/islamic/icons/mp3.png)
Wuxuuna aaday Ehelkiisii isagoo kibirsan.
أَوْلَىٰ لَكَ فَأَوْلَىٰ
( 34 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 34 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 34](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaag Buuse Mutaa.
ثُمَّ أَوْلَىٰ لَكَ فَأَوْلَىٰ
( 35 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 35 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 35](style/islamic/icons/mp3.png)
Haddana Halaagbuu Mutaa.
أَيَحْسَبُ الْإِنسَانُ أَن يُتْرَكَ سُدًى
( 36 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 36 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 36](style/islamic/icons/mp3.png)
Ma wuxuu u maleeyay Dadku in looga tagi Bilaash (Dan la'aan).
أَلَمْ يَكُ نُطْفَةً مِّن مَّنِيٍّ يُمْنَىٰ
( 37 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 37 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 37](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyuusan ahayn Dhibic mani ah oo la Dhibciyo.
ثُمَّ كَانَ عَلَقَةً فَخَلَقَ فَسَوَّىٰ
( 38 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 38 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 38](style/islamic/icons/mp3.png)
Markaas Noqoto xinjir oo Eebe Abuuro Ekeeyana.
فَجَعَلَ مِنْهُ الزَّوْجَيْنِ الذَّكَرَ وَالْأُنثَىٰ
( 39 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 39 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 39](style/islamic/icons/mp3.png)
Kana yeelo Labadii Nooc lab iyo Dhaddig.
أَلَيْسَ ذَٰلِكَ بِقَادِرٍ عَلَىٰ أَن يُحْيِيَ الْمَوْتَىٰ
( 40 ) ![soomaali - Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 40 Al-Qiyamah ( The Resurrection ) - Aya 40](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebaha Saas kara miyuusan Awoodin inuu soo Nooleeyo wixii Dhintay.